Qancin media
Qancin Media waxay ilaalisaa xogta macaamiisha. Xog kasta oo nala wadaagto waxaa loo isticmaalaa oo keliya bixinta adeegyada aan qabanno. Ma iibino mana la wadaagno xogtaada cid kale adigoon oggolaan. Waxaan qaadnaa tallaabooyin lagu ilaalinayo amniga xogtaada.